niyakacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld hiyikac¹.ld hiyikac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hiyikacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Welwel iyo degganaan la'aan ku dhasha qof niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac¹, niyadkac¹, niyakac¹.Welwel iyo degganaan la'aan dareemid, wax niyadda laga rabo awgeed. ld hawakac², niyadkac², niyakac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0