niyeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg niyeyso. ld niyeysad, niyeysi.

niyeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax in la helo filasho.

niyeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld niyeysasho.

niyeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld niyeysasho.