niyooroofilis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

