niyuuratoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh,)

Macnaha:

  1. (kiim.) Saxar saleed ku jira bu'da, leh cuf le'eg ka borotoonka mase leh saldanab. Xaaladaha qaarkood, niyuutaroonku waxa uu u mataataxaa orotoon, elektaroon iyo lid-niyuutariino aan celceliska cimrigoodu ka badanin 12 daqiiqo, marka ay ka baxaan bu'da atamka.