nololey

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qaybta ka mid ah oogada dhulka iyo gibilkiisa ee ay nafleydu ku noolaan karto, amase, ay nafleydu ku nooshahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur