noognaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg noogan. ld noognaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nooganQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Macnaha:Wax noogay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
noognaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld noognaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0