noola-ohisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Soo saaridda molikiyuullada uu soo saarayo unugga nooli, taas oo lagama maarmaan u ah qaabka dheefsamaynta.