nudidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg nud².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nudQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meesha la iskaga xiro xarko, dun iwm.Xarko, marooyin iwm isku xirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0