nugaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab madow oo lo'da u gaar ah.
  2. Dhul ciid jilacsan oo boor leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur