nuguushi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xiddigaha nuguushiyaha la yiraahdo (nuguushi cad iyo nuguushi guduudan) oo raqaha ku jira midkood, waxay u dhexeyaan cadaad iyo afagaal; agaalli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agaalli

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nuguushi (xiddigo).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur