nujub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-biin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. N. ah: nafley dadku u haystaan in aragtideeda nasiibdarro lagala kulmo; bacow. 2. Duufaan badeed.
  2. Ku n.: wax aragtidooda nasiibdarro kala kulmid.