nuqsaan

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. N. ah: wax aan dhammayn. ld nusqaan¹.
  2. Wax aan dhammayn noqosho. ld nusqaan².

nusqaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nuqsaan¹.
  2. ld nuqsaan².