nuugitaannimo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Sumad . (Syn. la micnotahay isirka nuugidda). Cabbirka kartida walaxi ay ku nuugto kaah, waana saamiga kaaha ama burqad iftiimeedka la nuugay iyo kaaha ama burqad iftiimeedka abbaaraa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

