nuugmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nuugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nuugid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nuug. ld nuugmo.
  2. (c.nafl.) Nuugidda soohyadu nuugaan biyaha iyo walaxda kale ee jirku u bahanyahay. Cunnada nafaqadeeda waxa laga nuugaa xubnaha dheefshiidka waxayna raacdaa dhiigga iyo liinfada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur