nuuradayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg nuuradee. ld nuuriyadayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nuuradee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nuuriyadayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld nuuradayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur