nuuradaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nuuriyadaysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:ld nuuradaysan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0