nuuriyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld nuurad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
nuuradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.(kiim.) Kaalsiyam.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0