ogsoonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg ogsoonow. ld ogsoonaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ogsoonow

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. Arrin xogteeda wax la socda noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ogsoonaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ogsoon. ld ogsoonaansho (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur