oktet

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur