ol'ole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Isku dubbarididda si dhakhso ah la isugu dubbarido hawl, arrin iwm. ld olole.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

olole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ol'ole.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur