ontoogoni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Korritaanka noolaha laga bilaabo unug bacrinsan ilaa inta uu qaangaadhayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur