oodasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg oodo.

oodo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ootay, -oodatay)

Macnaha:

  1. Xero iwm ood ku wareegsasho.