oofasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg oofo.

oofo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Macnaha:

  1. Wax rimid u baahan noqosho (sac).