oogo-dhul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin-dhul, m.l)

Macnaha:

  1. 1. (jool.) Qaybta adag ee qolofta dhulka, taas oo ku kala fidsan gun gaaraysa ilaa iyo 65 Km. (40 mayl) ka hos dhulka dushiisa. 2. (jool.) Qaybta u serraysa dhulka ee ka sarraysa xarriiga moho, garadeeduna waa 8 ilaa 40 km. badanaa waxay ka koobantahay dhadhaabo shiileed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur