oomane-u-eke

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (juqr.) Ereyo loo istiicmalo cimilada iyo deegaanta siday u kala horeeyaan gobollada cidhifyada lamadegaannada halkaasoo roob sannadeedku in yar badanyahay deegaantuna xoogaa ka filiqsantahay meelaha ku xiga, sida lamadegaanka kulul iyo safaanaha dhexdooda.