oomin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg oomi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

oomi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur