ooryowalaalow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. ld ooryawalaalow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ooryawalaalow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur