oranjoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Liin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
araanjoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Liimo-xaali.Lamidka: Liimo-xaaliSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0