qaabbilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaabbil(2).

Lamidka: qaabbil

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaabbil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Docda wejiga ah oo soo jeedda. 2. Cid ka hor imaad, soo dhoweys. 3. Qaabbilkayga: hortayda, tooskayga.
  2. 1. Cid la kulmid. 2. Cid la shirid, cid soo dhoweyn.

Lamidka: hortayda, tooskayga

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur