qaabxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaabxun. ld qaabxumaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaabxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Wax aan qaab wanaagsaneyn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaabxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld qaabxumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur