qaafil

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-llo/-liin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.