qaafo
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- 1. Waayeelka taliya. 2. Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan. 3. Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

