qaaliyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Wax qaali ka dhigid. ld qaalee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaalee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld qaaliyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur