qaaliyoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaaliyow. ld qaaloobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaaliyow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. Wax qaali noqosho. ld qaalow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaaloobid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qaaliyoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur