qaalmarrogasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.

qaalmarrogo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Qaalmarrogad samayn. ld qaalaamarrogo.

qaalaamarrogasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qaalmarrogasho.

qaalmarrogad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Rogmasho uu qof hawada dhexdeeda ku sameeyo mar ama laba. ld qaalmarrogasho.