qaalmootin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaalmooti. ld qaalmootis.

qaalmooti

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Neef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.

qaalmootis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaalmootin.