qaamowqanshiir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Cudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
- (daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo ku dhaca caruurta da'dodu u dhaxyso shan (5) ilaa shan iyo toban (15). Bararka qanjirka calyada oo ku yaal daanka hoose dadabiisa ee labada dhinacba, waxa ka horreeya: qandho, madax-xanuun iyo matag bararka labada qanjir way kala hormaraan mararka qaarkoodina mid keliya ayuu cudurku ku dhacaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

