qaangal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhigashada waajibka oo qaacelin ah. ld qaangelid.

qaangelid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qaangal.