qaansoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo baxsha laamo kor u baxa oo soo qalloocda, qaabka qaansada yeesha, kana baxa cadduunka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur