qaaqamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaaqan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaaqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-qamay, -qantay)

Macnaha:

  1. Fariisasho dab agtiisa si loogu diirsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur