Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg qaaraan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)
Macnaha:
Xoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo.
U q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur