qaarjeexQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur sambabada caaliriya oo leh xummad iyo qunfac daran; oofwareen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
oofwareenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0