qaarrin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaarri. ld qaarris.

qaarri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Mindi, masaar, toorray iwm oo afbeeshay soofayn.

qaarris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qaarrin.