qaashaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaashaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaashaaro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Hawl isu diyaarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur