qaatimeyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qaatimee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qaatimee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. Faras si qaatimo ah u ordid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur