qaayeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qiimo; waxtar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qiimoQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qiime.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waxtarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin. 2. Nafaqada raashin laga helo. 3. W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0