qabandhacood

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg qabandhacoo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qabandhacoo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Qabandhaco dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur