qabbilid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qabbil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qabbil

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Macnaha:

  1. Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur