qabdhan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Marka xooluhu biyo aysan ka dhergin cabbaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur