qabiili

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo/-iyiin, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma. 2. Qof qabiil tiro badan ka dhashay.